/API-REQUEST

API REQUEST USING JS

Primary LanguageHTML

API-REQUEST

API Waa fikrad aad muhiim u ah inaad wax ka taqaano, marar badanna ubahanysud luuqad walbo isticmaal, kaba soo qaad waxaad sameeysay webapp ama application waxaa ubaahatay inaad kusoo darto qeeyb wether-ka laga aqrisan karo so waxaa ubahanysaa inaad xogta cimilada kasoo aqrisato website-kale, meesha waxaa imaanaya marka (API)

IN API (HTTP ENDPOINTS)

Waxaa jira methods la isticmaalo markii aad API REQUEST aad sameenaysid waxaana loo Yaqanaa (HTTP enpoints ama Methods), Waxayna Kala Yihiin

  1. GET - oo aah inaad wax soo aqriso by default waa (GET method)
  2. POST - oo ah (CREATE) inaad wax kusoo darto xogtii hori jirtay
  3. PUT | PATCH - oo ah (UPDATE) inaad wax ka badasho xog horay ujirtay
  4. DELETE - oo ah inaad wax ka tuurto xog horay ujirtay
    intaas iyo kabadan waaye lkn afartaas ayaa zaa'id loo isticmaalaa

For practicals

Waxaa Jira website bixiya API FREEE AH without tookens wax KEY kaagama bahna, so website lik-giisa waaa kan
✔ [https://www.randomuser.me]
API LINK : [https://randomuser.me/api/]

RANDOMUSER.ME API

Request -

const Request=()=>{
   $.ajax({
    url : "https://randomuser.me/api/?results=5",
    dataType: "JSON",
    success: (response)=>{
      console.log(response)
    }
   })

}

Response -


{
  "results": [
    {
      "gender": "female",
      "name": {
        "title": "Miss",
        "first": "Jennie",
        "last": "Nichols"
      },
      "location": {
        "street": {
          "number": 8929,
          "name": "Valwood Pkwy",
        },
        "city": "Billings",
        "state": "Michigan",
        "country": "United States",
        "postcode": "63104",
        "coordinates": {
          "latitude": "-69.8246",
          "longitude": "134.8719"
        },
        "timezone": {
          "offset": "+9:30",
          "description": "Adelaide, Darwin"
        }
      },
      "email": "jennie.nichols@example.com",
      "login": {
        "uuid": "7a0eed16-9430-4d68-901f-c0d4c1c3bf00",
        "username": "yellowpeacock117",
        "password": "addison",
        "salt": "sld1yGtd",
        "md5": "ab54ac4c0be9480ae8fa5e9e2a5196a3",
        "sha1": "edcf2ce613cbdea349133c52dc2f3b83168dc51b",
        "sha256": "48df5229235ada28389b91e60a935e4f9b73eb4bdb855ef9258a1751f10bdc5d"
      },
      "dob": {
        "date": "1992-03-08T15:13:16.688Z",
        "age": 30
      },
      "registered": {
        "date": "2007-07-09T05:51:59.390Z",
        "age": 14
      },
      "phone": "(272) 790-0888",
      "cell": "(489) 330-2385",
      "id": {
        "name": "SSN",
        "value": "405-88-3636"
      },
      "picture": {
        "large": "https://randomuser.me/api/portraits/men/75.jpg",
        "medium": "https://randomuser.me/api/portraits/med/men/75.jpg",
        "thumbnail": "https://randomuser.me/api/portraits/thumb/men/75.jpg"
      },
      "nat": "US"
    }
  ],
  "info": {
    "seed": "56d27f4a53bd5441",
    "results": 1,
    "page": 1,
    "version": "1.4"
  }
}


More Documentation

https://randomuser.me/documentation